Dowlada Soomaaliya oo hawada ka celisay Diyaarad ku wajahneyd magaalada Hargeysa

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in dowlada federaalka Soomaaliya maanta hawada magaalada Hargeysa ka celisay diyaarad jaad siday oo kusii jeeday garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa. Diyaaradan oo kasoo duushay garoonka diyaaradaha magaalada Wajeer ayaa siday jaad nuuca loo yaqaan miirowga ee ka baxa dalka Kenya, waxaana jaadkan lahaa ganacsato kasoo jeeda Somaliland. … Continue reading Dowlada Soomaaliya oo hawada ka celisay Diyaarad ku wajahneyd magaalada Hargeysa